Toddobaadkan Apple waxay samaysay tallaabadii taariikhiga ahayd ee muddada dheer la sugayay si ay ugu oggolaato shirkadaha kale inay bilaabaan samaynta suuqa Apps-ka ee shirkadda taleefanada Iphone-ka.
Tallaabadaan ay qasabtay shirkaddan weyn ee tiknooloojiyadda ayaa waxaa ka muujiyay sharcidejiyeyaal u Midowga Yurub ah walaacaas oo ku saabsan in ay shirkaddu ku haysato suuqa hab kelinimo ah.
Go’aankan aya si weyn loola socday guud ahaanba caalamka iyadoo bilowgii aad loosoo dhaweeyay iyadoo loo arkaayay guul taariikhi u ah ganacsatada iyo macaamiisha reer Yurub.
Laakiin sharciyada adag ee cusub ee Apple iyo khidmadaha ayaa si weyn loo dhaleeceynayaa oo dadka isticmaala ayna kuracsaneyn sharciyadaa adag ee cusub, iyadoo Spotify ay ugu yeertay (Baad).
0 Comments