Sida ay qortay warbahinta qaar, dowladda Itoobiya ayaa laga yabaa in ay ka fikireyso ka laabashada heshiiskii is fagarad ee ay ku kireysan leheed dhul badeed ka 20 km taas oo badalkeed ku aqoonsan leheed Jamhuuriyadda madaxbanaan ee Somaliland.
Heshiiskaas oo ay ka carootay Soomaaliya ayaa waxaa cambaareeyay wadamada gobolka qaarkood, waxaana ay Soomaaliya sheegtay in dagaal diblumaasiyadeed oo ay la gashay Itoobiya uu cadaadis saaray
Balse Itoobiya iyo Somaliland oo heshiiskaan galay, labaduba midna kama aysan hadlin ka laabashada heshiiska.
Haddaba ma jiraan sababo ku qasbi kara Itoobiya inay ka laabato heshiiskii Is-afgaradka ahaa ee ay la gashay Somaliland.
0 Comments