Latest Article

6/recent/ticker-posts

Cuntooyinka sida Bariiska, baastada iyo cunooyinka kale ee aan maalinlaha u qaadano ee sababi kara Kansarka ku badanaya Soomaalida

 Xanuunka cancer oo asalkiisu Soomaalidu u taqaanay mid shisheeye oo aan iyaga haleelin ayaa hadda ku badanaya oo ku dhex faafaya bulshada Soomaalida ee geeska Afrika.

Kansarka cunaha, naasaha iyo mindhicirka oo uu wehliyo kan ragga u gaarka ah ee qanjirka kadida ayaa lagu tilmaamay kuwa ugu badan ee laga helayo bukaanada Soomaalida ah ee baaritaanka gudaha iyo dibeda lagu sameynayo.

Isbitaalka guud ee Hargeysa oo sameeyay tirokoobkii ugu horreeyay abid ee bukaanada Kansarka ee Somaliland ayaa soo bandhigay tiro argagax leh oo aad ubadan.


Post a Comment

0 Comments